Farmaajo oo ka hadlay Dabkii caawa ka kacay Suuqa Hargeysa, baaqna u diray Soomaalida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka murugaysan khasaaraha dabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle ugu baryey in uu u booga dhayo dadkii ku waxyeeloobay dabkaas. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay u gurmadaan walaalahooda hantidooda ku waayey masiibadan, isaga oo xusay xaaladda abaareed ee … Continue reading Farmaajo oo ka hadlay Dabkii caawa ka kacay Suuqa Hargeysa, baaqna u diray Soomaalida